Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa oo duruuf adag ku nool (Daawo)

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay qof dhalinyaro ah oo aragiisii si fudud ku waayey? Muumin Axmed Ciise waa Soomaali 43 sano jir ah, Indhoole ah, kana soo jeeda qoys sabool ah, waxaana uu leeyahay Xaas iyo … Continue reading Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa oo duruuf adag ku nool (Daawo)